Qarax goor dhaw ka dhacay Waddada Taleex ee magaalada Muqdisho

0
357

Jimco, August, 17, 2018 (HOL)–Qaraxan oo ahaa mid xoogan ayaa ka dhacay Waddada Taleex oo ka mid ah jidadka ugu isticmaalka iyo mashquulka badan magaalada Muqdisho, waxaana uu ahaa sida goob joogayaal sheegeen miino waddada dhinaceeda la dhigay.




READ MORE FROM THE SOURCE: Qarax goor dhaw ka dhacay Waddada Taleex ee magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.