Qarax ka dhacay Muqdisho iyo khasaaro ka dhashay

0
81

Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso  ayaa Caawa maqribadii waxa uu ka dhacay xaafada Suuqa xoolaha ee degmada hurwaa ee Gobolkaan Banaadir,sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah. Qaraxa ayaa waxaa lala eegtay kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan AMISOM oo ku socdaalayay Xaafada Suuqa Xoolaha balse la sheegay in ay miinada qaraxday […]




SOURCE: Qarax ka dhacay Muqdisho iyo khasaaro ka dhashay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.