Qarax ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho

0
314

Isniin, May 27, 2019 (HOL)- Dhawaqa qarax ayaa laga maqlay goor dhow xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, sida laga soo xigtay dadka deegaanka.




SOURCE: Qarax ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.