Qarax laga maqlay meel ku dhow Safaaradda Maraykanka ee magaalladda Bejing

0
396

Wargeyska Global Times ee Shiinaha ayaa qoray inay Boliska qabteen Haweeney isku bilbishay Baasiin meel ku Safaaradda Maraykanka ku leeyahay caasimadda dalkaasi ee Bejing. Falka Haweeneyda ayaa u muuqday mid ay ku doonaysay inay isku disho. Goobjoogayaal la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa sheegay inay qarax ka maqleen meel ku dhow Safaaraddaas, isla markaana ay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Qarax laga maqlay meel ku dhow Safaaradda Maraykanka ee magaalladda Bejing

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.