Qarax lagu dhaawacay Injineero Ajnabi iyo Soomaalia ah oo ka dhacay duleedka Muqdisho

0
124

Durnimadii Maanta ayaa waxaa qarax lagu weeraray Injineero isugu jira Soomaali iyo Ajaanib xilli ay marayeen agagaarka nawaaxiga Jaamacadda Shabeelle  ee duleedka Magalada Muqdisho. Miinada nooca dhulka lagu aaso ah ayaa la sheegay in lagu weeraray Injineeradaas  gaari HILUX ah oo ay wateen,sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah. Inta la xaqiijiyay laba ka mid ah […]




SOURCE: Qarax lagu dhaawacay Injineero Ajnabi iyo Soomaalia ah oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.