Qarax lala eegtay Ciidamo ka tirsan AMISOM & faah faahin ka soo baxeysa

0
449

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro geystay oo Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM lagula eegtay degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan. Qaraxaan oo ahaa Miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa waxaa lala eegtay kolonyo ay la socdeen Ciidamada Jabuuti,waxana la sheegay in uu ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Inta la […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Qarax lala eegtay Ciidamo ka tirsan AMISOM & faah faahin ka soo baxeysa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.