Qarax lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda

0
334

Isniin, June, 25, 2018 (HOL) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in qarax miino lala eegtay gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga oo ka yimid dhanka magaalada Jowhar.




READ MORE FROM THE SOURCE: Qarax lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.