|

Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho (Sawirro)

Muqdisho (Caasimada Online)-Qarax xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo laga maqlay dhawaqiisa qaar kamid ah xaafadaha magaalada Muqdisho.Uuro ayaa cirka isku shareertay, waxaana la ogeyn khasaaraha ka dhashay qaraxa.Qaraxa ayaa ka dhex dhacay Kaalin shidaal oo ku taala agagaarka Hotelka Naasa Hablood, waxaana la sheegay in qaraxa uu ahaa gaari la dhex galiyay kaalinta Shidaal.Lama oga khasaaraha ilaa iyo hadda, waxaana socda dadaalo lagu  daminayay dabka ka kacay kaalinta shidaal dhexdeeda.Amaanka ayaa aad loo adkeeyay maalmihii ugu dambeeyay wadadaasi.La soco waxii kusoo kordhaa Insha allah. Caasimada online Xafiiska Muqdisho Caasimada@Live.com




SOURCE: Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho (Sawirro)

Leave a Reply

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application