Qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay magaalladda Paris

0
73

Wararka ka imaanaya caasimadda dalka Faransiiska ee Paris waxay sheegayaan inuu qarax aad u weyn goor dhow ka dhacay Xaafadda 9-aad ee magaalladaasi. Sawiro lagu wadaagay Baraha Bulshadad ayaa waxay muujiyaan burbur xooggan oo ka muuqda Xafaadda u uqaraxu ka dhacay ee Rue De Montyon. Ugu yaraan hal dhismo ayuu dab ka ololayey, iyadoo gawaari […]




SOURCE: Qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay magaalladda Paris

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.