Qaraxyo goor dhaw ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay

0
88

Sabti, October, 13, 2018 (HOL)-Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in qaraxyo is xigxigay ka dhaceen maqribnimadii caawa magaalada, iyadoo qarax hore lagu weeraray hotel lagu magacaabo Bilan.




SOURCE: Qaraxyo goor dhaw ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.