Qaraxyo ka dhacay Magalada Baladweyne iyo faah faahin ka soo baxeysa

0
293

Qaraxyadaan oo ahaa miinooyinka dhejiska ayaa waxa uu xalay Saqdii dhexe ka dhacay Magalada baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Dad ku sugan Baladweyne ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in qaraxyada ay ahaayeen kuwo lagu dhejiyey Saddex ka mid ah Soolarada Cadceeda ku Shaqeeya ee ku yaalla Baladweyne,isla markaana xalay Saqdii dhexe ay qarxeen balse […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Qaraxyo ka dhacay Magalada Baladweyne iyo faah faahin ka soo baxeysa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.