Qatar Airways oo shaacisay xilliga ay billaabayso duulimaadka Muqdisho

0
53

Khamiis, Maarso 07, 2019 (HOL)- Maamulka shirkadda Qatar Airways ayaa shir jaraa’iid ku shaaciyay xilliga rasmiga ah ee duulimaadka ugu horreeya ay ku imaanayso Qatar Airways magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.




SOURCE: Qatar Airways oo shaacisay xilliga ay billaabayso duulimaadka Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.