Qaxooti badan oo ku nool dalka Masar oo dib u dejin loogu sameynayo Portugal

0
413

Sabti, June, 30, 2018 (HOL) – Dowladda Portugal, ayaa ka qaadeysa dalka Masar afar boqol (400) oo ka mid ah qaxooti ku nool dalkaas oo dib u dejin ka helay Portugal , waxaana ay qaadista dadkan ka dambeysay heshiis ay waddamada reer Yurub la galeen dowladda Masar, kaaso dhigaya Masar inay ka hortagto tahriibiyaasha ka baxa dalkaas, waddamada Yurubna ay dib u dejin u sameeyeen qaxooti badan ee Masar ku nool.




READ MORE FROM THE SOURCE: Qaxooti badan oo ku nool dalka Masar oo dib u dejin loogu sameynayo Portugal

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.