Qeybo ka mid ah deegaannada Galmudug oo maanta ay u tahay maalintii koowaad ee Ciidul-Axda

0
387

Arbaco, August, 22, 2018 (HOL)–Wararka naga soo gaaray degmooyinka Dhuusa-Mareeb iyo Guri-Ceel ayaa sheegaya in maanta ay u tahay maalintii koowaad ee Ciidul-Axda oo siweyn looga dabaal-degay guud ahaanba dunida muslim-ka maalintii shalay.




READ MORE FROM THE SOURCE: Qeybo ka mid ah deegaannada Galmudug oo maanta ay u tahay maalintii koowaad ee Ciidul-Axda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.