QM iyo Imaaraadka Carabta oo ka wada hadlay Taageeridda Ammaanka Somalia

0
224

Danjiraha Dowladda Imaaraadka u jooga Somalia, Maxamed Axmed Al-cuthmaan waxa uu Kulan Khaas ah la qaatay Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, Michael Keating, sida ay baahisay Wakaallada Wararka u faafisa  Imaaraadka ee WAM. Labada Mas’uul oo ku kulmay Dhismaha Safaraadda Imaaraadka ee Muqdisho waxay ka wada xaajoodeen Xiriirka u dheexeeya […]




READ MORE FROM THE SOURCE: QM iyo Imaaraadka Carabta oo ka wada hadlay Taageeridda Ammaanka Somalia

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.