QM oo balan qaad u sameysay Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Puntland

0
75

Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Somalia, ahna Sarkaalka sii wada shaqada Xafiiska QM ee Taageeradda Hawlgalka Somalia ee UNSOM, Raysdoon Zenenga  waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u diray Madaxweynaha  Cuusb ee Maamulka Puntland, Saciid C/llaahi Deni iyo Ku-xigeenkiisa, Axmed Cilmi Karaash, kuwaasi oo ay Xildhibaanadda Barlamaanka Puntland shalay doorteen. War-saxaafadeed […]




SOURCE: QM oo balan qaad u sameysay Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.