QM oo ka hadashay cayrintii Ergaygii u joogay Somalia

0
283

Ku-xigeenka Afhayeenka QM, Farxaan Xaq ayaa sheegay inay QM baaritaan ku hayso sababihii ay DFS u soo cayrisay Ergayga Khaaska ee QM u jooga Somalia, Nicholas Haysom. Farxaan Xaq oo War kooban siiyey Suxufiyiinta ku sugan magaalladda New York ayaa sheegaya inay eegayaan dhacdadaasi, isla markaana ay isku dayi doonaan sidii ay Faahfaahino dhowr ah uga […]




SOURCE: QM oo ka hadashay cayrintii Ergaygii u joogay Somalia

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.