QM oo Shaacisay halka la geyn doono Soomaali u xiran Burcad-badeednimo

0
156

Agaasimaha Guud ee Xafiiska QM ugu qaabilsan La-dagaalanka Daroogada iyo Dembiyadda (UNODC), Yuuri Fedeotoof ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu Golaha Ammaanka ee QM, xalay warbixin ka siinayey Dembiyadda Burcad-baddeeda iyo Dembiyadda ka dhaca Baddaha. Waxa uu sheegay inay sii kordheen falalkaasi, isla markaana ay Khatar Calaami ah noqon karaan. Yuuri Fedeotoof  waxa uu Warbixintaasi […]




SOURCE: QM oo Shaacisay halka la geyn doono Soomaali u xiran Burcad-badeednimo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.