QM oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeysay Munaasabadda 1-da Luulyo

0
95

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating, ayaa dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad-guurada 58aad ee kasoo wareegtay madaxbanaanida dalkooda. “Hambalyo! Tani waaa maalin aad ugu weyn dhammaan dadka Soomaaliyeed, ee ku nool wadanka iyo dunida dacaladiisa, In kastoo ay jiraan dhibaatooyin badan oo ay sii wajahayaan wali, haddana Soomaalida […]




READ MORE FROM THE SOURCE: QM oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeysay Munaasabadda 1-da Luulyo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.