Qof hubeysan oo Gabar Wariye ah ku dhaawacay magaalada Muqdisho

0
258

Khamiis, June, 28, 2018 (HOL)–Wararka inaga soo gaaraya Isgoyska Debka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof hubeysan uu goor dhaw ku dhaawacay Gabar Wariye ah oo lagu magacaabo Farxiyo Mire.




READ MORE FROM THE SOURCE: Qof hubeysan oo Gabar Wariye ah ku dhaawacay magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.