Qof ka mid ah dadkii dhaawacyadooda loo qaaday dalka Turkiga oo geeriyooday

0
64

Isniin,December, 30, 2019 (HOL)-Wararka ka imanaya magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa sheegay in ay geeriyootay qof ka mid ah dadkii dhaawacyada ahaa ee shalay laga qaaday magaalada Muqdisho,




SOURCE: Qof ka mid ah dadkii dhaawacyadooda loo qaaday dalka Turkiga oo geeriyooday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.