Qof ku dhintay qarax loogu xiray gaari uu watay magaalada Muqdisho

0
38

Arbaco, Feberaayo, 13, 2019 (HOL)-Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax goor dhaw ka dhacay magaalada Muqdisho oo sida goobjoogayaal sheegeen ahaa nooca gaadiidka lagu dhejiyo.




SOURCE: Qof ku dhintay qarax loogu xiray gaari uu watay magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.