Qoys Soomaali ah oo ka badbaaday in laga soo musaafuriyo dalka New Zealand

0
194

Qoyskaasi ayaa la sheegay inay Baasaboor Jabuutiyiin ah oo la been abuuray ku galeen dalka  New Zealand sannadkii 2002=kii, iyadoo uu la socday wiilkooda oo xilligaasi 4 jir ahaa. Xasan Fariid Shireh iyo Xaaskiisa Raxma Mayrane Dhimbil ayaa la sheegay inay dadaal dheer u galeen sidii aysan Dowladda dalkaasi u masaafurin lahaayen, waxayna ku guuleysteen […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Qoys Soomaali ah oo ka badbaaday in laga soo musaafuriyo dalka New Zealand

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.