|

R/W KHEYRE iyo wasiirka arrimaha dibedda Ruushka oo heshiis ku gaaray Paris

Paris (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Paris oo uu ka socdo shirka Madasha Nabadda kula kulmay wasiirka arrimaha dibedda Ruushka Sergey Lavrov.
Kheyre iyo Levrov ayaa dib u xaqiijiyey sida ay uga go’an tahay inay labada dal mideeyaan qaabka ay u wajahayaan la dagaalanka aragixisada caalamiga ah, sidaa lagu sheegay bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha diebdda Ruushka.
“Moscow iyo Muqdisho waxa ay xaqiijiyeen inay si wadajir ah u dheereeyeen wada-hadalladooda siyaasadeed iskuna xiraan siyaasadda arrimaha dibedda ee masraxyada caalamiga, oo ay ka mid tahay la dagaalanaka argagixsada.” Ayaa lagu yiri bayaanka.
Lavrov ayaa muujiyey sida uu u taageersan yahay howlgalka nabadda ee Midowga Afrika uu ka wado, Soomaaliya, wuxuuna hoosta ka xariiqay in loo baahan yahay in lasii wado dadaallada nabad waarto loogu soo dabbaalayo Soomaaliya.
Xafiiska ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre weli wax war ah kama soo saarin kulankan ka dhacay magaalada Paris.
Caasimada Online
Xafiiska London
caasimada@live.com

SOURCE: R/W KHEYRE iyo wasiirka arrimaha dibedda Ruushka oo heshiis ku gaaray Paris

DAAWO WAREYSI IYO JAWAAB UU M. FARMAAJO KA BIXIYEY

Leave a Reply

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application