R/wasaare ku Xigeenka Dalka oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Puntland

0
285

Ra’iisalwasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Md Mahdi Mohamed Gulleid Khadar ayaa Hambalyo udiray Madaxweynaha Cusub ee loo doortay Puntland Muddane Siciid Cabdullahi Deni. Avv: Khadar Gulleid ayaa qoraal kooban uu ku baahiyay Bartiisa Twitterka waxa uu Hambalyo iyo ducaba u diray Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdulaahi Deni wuxuuna Maamulka Puntland u […]




SOURCE: R/wasaare ku Xigeenka Dalka oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.