Rabshado khasaare sababay oo maanta ka kala dhacay magaalooyinka Kismaayo iyo Garbahaareey

0
298

Jimco, August, 24, 2018 (HOL) -Sida goob-jogayaal ay u xaqiijiyeen Laata afka Soomaaliga ee VOA-da ciidamo ka tirsan maamul gobolleedka Jubbaland ayaa weeraray saldhig ciidan magaalada Kismaayo, waxaana weerarkan la xaqiijiyay in ay ku dhaawac-meen Labo ruux.




READ MORE FROM THE SOURCE: Rabshado khasaare sababay oo maanta ka kala dhacay magaalooyinka Kismaayo iyo Garbahaareey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.