Sabti, June, 30, 2018 (HOL)–Sida goobjoogayaal u xaqiijiyeen warbaahinta rag hubeysan ayaa xalay toogasho ku dilay Cabdirashiid Daahir Xassan oo ahaa ardey dhigta mid ka mid ah Jaamacada magaalada Muqdisho.
READ MORE FROM THE SOURCE: Rag hubeysan oo dulleedka Muqdisho ku dilay Wiil Ardey ahaa