Rag lagu eedeeyay inay ku biiri lahaayeen Al-shabaab oo xukun lagu riday

0
222

Maxkamadda Degmadda Wajeer ee dalka Kenya waxay maanta xukun ku riday 3 qof oo Tanzanian ah, kuwaasi oo la sheegay inay doonayeen inay u soo socdaalaan Somalia, si ay ugu biiraan Alshabaab, waa sida hadalka loo dhigay. Eedeysanayaashaasi oo ka soo jeeda Jesiiradda Zanzibaar waxaa magacyadooda lagu kala sheegay Mabruuk Cali Adibu oo 34-jir ah, […]




SOURCE: Rag lagu eedeeyay inay ku biiri lahaayeen Al-shabaab oo xukun lagu riday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.