Ra’iiisal wasaaraha Itoobiya oo soo gaaray magaalada Muqdisho

0
47

Sabti, June, 16, 2018 (HOL) – Waxaa goor dhaw garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarada siday wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Itoobiya Abiy Axmed,oo markii ugu horeysay soo gaaray Soomaaliya tan iyo intii la doortay.




READ MORE FROM THE SOURCE: Ra’iiisal wasaaraha Itoobiya oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.