Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo la kulmay madaxweynaha dalka Masar

0
372

Isniin, June, 11, 2018 (HOL)–Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ku jooga dalka Masar, waxaana wada hadalo uu la yeeshay Madaxweynaha Masar C/fataax Al Sisi.



Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.