Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay madaxa siyaasadda Qaramada Midoobey

0
52

Arbaco, Janaayo, 30, 2019 (HOL)-Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa la kulmay madaxda siyaasadda xafiiska xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Rosemary DiCarlo oo Muqdisho soo gaartay iyada iyo wafdi ay horkaceyso.




SOURCE: Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay madaxa siyaasadda Qaramada Midoobey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.