Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Safiirka India

0
268

Arbaco, July, 18, 2018 (HOL) -Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Hindiya u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Suchitra Durai iyo wafti ay hogaaminaysay.




READ MORE FROM THE SOURCE: Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Safiirka India

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.