Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed oo taariikhda markii ugu horeysay booqday gobolka Minnesota

0
297

Talaado, July, 31, 2018 (HOL)-Waa ra’iisal wasarihii ugu horeeyay ee Itoobiyaan ah oo taga gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka halkaa oo ay ku dhaqan yihiin tirada ugu badan marka la eego Qowmiyadaha kala duwan ee ku nool dalka Itoobiya.




READ MORE FROM THE SOURCE: Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed oo taariikhda markii ugu horeysay booqday gobolka Minnesota

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.