Ra’iisal wasaare Abiy oo maanta Addis Ababa kula kulmaya hoggaanka DDSI iyo qeybaha bulshada

0
87

Jimco, August, 24, 2018 (HOL)-Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa lagu wadaa in saakay oo Jimco ah magaalada Addis Ababa uu kula kulmo xubno ka tirsan hogaanka cusub ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo ergo kor u dhaafeysa ilaa 700 oo ruux oo laga kala keenay deegaannada Ismaamulka Soomaalida.




READ MORE FROM THE SOURCE: Ra’iisal wasaare Abiy oo maanta Addis Ababa kula kulmaya hoggaanka DDSI iyo qeybaha bulshada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.