Ra’iisal Wasaare Khayre oo daah-furay kulanka wadatashiga siyaasadda loo dhanyahay

0
323

Arbaco, July, 04, 2018 (HOL)–Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa daah-furay kulanka wadatashiga Qorshe wadaagga guddiga wada xaajoodka iyo Hey’adaha ku shaqada leh siyaasadda loo dhanyahay oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho.




READ MORE FROM THE SOURCE: Ra’iisal Wasaare Khayre oo daah-furay kulanka wadatashiga siyaasadda loo dhanyahay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.