Ra'iisal Wasaare Kheyre iyo hoggaamiyaha Ahlu Sunna oo ku kulmay Dhuusa-Mareeb

0
74

Arbaco,Janaayo,01, 2020 (HOL)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ku sugan degmada Dhuusa-Mareeb ayaa kulan la qaatay hoggaamiyaha Guud ee Ahlu Sunna Waljameeca Macalin Maxamuud Sheekh Xassan.




SOURCE: Ra’iisal Wasaare Kheyre iyo hoggaamiyaha Ahlu Sunna oo ku kulmay Dhuusa-Mareeb

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.