Ra’iisal wasaare Kheyre oo berri ku sii jeeda magaalada Kismaayo

0
80

Khamiis, Maarso, 07, 2019 (HOL)- Wafdi hor dhac u ah ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa ka degay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah maamul gobolleedka Jubbaland.




SOURCE: Ra’iisal wasaare Kheyre oo berri ku sii jeeda magaalada Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.