Ra’iisal wasaare Kheyre oo kormeeray dugsiga sare Jabuuti

0
335

Arbaco, October, 03, 2018 (HOL)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa maanta kormeer ku tagay iskuulka Jabuuti oo ka mid ah iskuulladii dhawaan ay la soo wareegtay Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda federaalka Soomaaliya.




SOURCE: Ra’iisal wasaare Kheyre oo kormeeray dugsiga sare Jabuuti

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.