Ra’iisal Wasaare Kheyre oo maanta ku sii jeeda degmada Dhuusa-Mareeb ee xarunta dowlad gobolleedka Galmudug

0
23

Jimco, December, 27, 2019 (HOL)- Magaalada Dhuusa-Mareeb ee xarunta u ah dowlad gobolleedka Galmudug waxaa ka soconaya diyaar-garoowga soo dhaweynta Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo lagu waddo in uu gaaro saacadaha soo socda.




SOURCE: Ra’iisal Wasaare Kheyre oo maanta ku sii jeeda degmada Dhuusa-Mareeb ee xarunta dowlad gobolleedka Galmudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.