Ra’iisal wasaare Kheyre oo maanta tagaya magaalada Kismaayo

0
49

Jimco, Maarso, 08, 2019 (HOL)- Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo wafdi uu horkacayo ayaa lagu wadaa in uu maanta gaaro magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah maamul gobolleedka Jubbaland.




SOURCE: Ra’iisal wasaare Kheyre oo maanta tagaya magaalada Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.