Ra'iisal Wasaare Kheyre oo soo dhaweeyay heshiiska laga gaaray dhismaha Dowlad gobolleedka Galmudug

0
28

Khamiis,December, 12, 2019 (HOL)-Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Cali Kheyre, ayaa soo dhoweeyay heshiiska dhex maray Dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca (AWSJ).




SOURCE: Ra’iisal Wasaare Kheyre oo soo dhaweeyay heshiiska laga gaaray dhismaha Dowlad gobolleedka Galmudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.