Talaado, June, 03, 2018 (HOL)–Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuummadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo magaalada Nouakchott ee caasimadda dalka Mauritania uga qeyb galay shir madaxeedkii Midawga Afrika, ayaa la kulmay Gudoomiyaha Guddiga Midawga Afrika, Moussa Faki Mahamat.
READ MORE FROM THE SOURCE: Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo ka qeybgalay shir madaxeedkii midowga Africa