Ra'iisul wasaaraha Itoobiya oo gaaray dalka Qadar

0
157

Talaado, Maarso, 19, 2019 (HOL)- Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa booqasho rasmi ah ku gaaray magaalada Doha ee xarunta dalka Qadar,kaddib casuumad uu ka helay Amiirka dalkaas.




SOURCE: Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo gaaray dalka Qadar

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.