Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Daah-furay Qorshaha Horumarinta Qaranka ee 2020-2024

0
309

Arbaco, December, 19, 2018 (HOL)- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya , Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyay shir lagu daah furayay qorshaha horumarinta qaranka ee 2020-2024 kaas oo gundhig u noqonaya horumarka la doonayo in dalku gaaro muddda shan sano gudahood ah.




SOURCE: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Daah-furay Qorshaha Horumarinta Qaranka ee 2020-2024

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.