Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Wafdi ka socda dowladda Qatar

0
292

Mas’uuliyiintaan oo ka socotay Wasaaradda Dekadaha dowladda Qatar ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey Wasiirka dekadaha iyo Gadiidka Badda Soomaaliya iyo masuuliyiin ka socota Madaxtooyada. Ujeedada wafdigaan ayaa ahaa in ay sahmin iyo qiimayn ku sameeyaan qaar ka mid ah Dekadaha dalka taas oo qayb ka ah heshiisyo dhex maray dowlaha Soomaaliya […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Wafdi ka socda dowladda Qatar

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.