Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Cusub ee DDSI oo Maanta kulmaya

0
326

Ra’isulwasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa la filayaa in maanta oo Jimco ah in uu la kulmo madaxweynaha cusub ee Dowlad Deegaanka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Xibsiga haya talada Gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa maalin ka hor madaxweyne u doortay Mustafe Muxumed Cumar oo si rasmi ah u baddalay madaxweynihii hore Cabdi Maxamuud Cumar. Kulanka ayaa […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Cusub ee DDSI oo Maanta kulmaya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.