Ra’iisul Wasaare Khayre Amar dul-dhigay Wasaaradda Amniga iyo Wasiiro kale

0
63

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulan ay golaha wasiirradu ku yeesheen Muqdisho ayaa ku amray wasaaradda amniga gudaha iyo wasaaradaha kale ee ay khusayso in ay soo diyaariyaan siyaasad lagu xakamaynayo qaxootiga dalka soo gelaya ee ka imaanaya dalalka ay dagaalladu ka holcayaan. Taliyaha hoggaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha dawladda […]




SOURCE: Ra’iisul Wasaare Khayre Amar dul-dhigay Wasaaradda Amniga iyo Wasiiro kale

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.