Ra’iisul Wasaare Khayre iyo agaasimaha maamulka Bangiga Adduunka oo kulan ku yeeshay Geneva

0
10

Arbaco, December, 18, 2019 (HOL)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo agaasimaha cusub ee qeybta maamulka Bangiga adduunka, Axel van Trotsenburg, ayaa kulan ku yeeshay magaalada Geneva ee dalka Swizerland.




SOURCE: Ra’iisul Wasaare Khayre iyo agaasimaha maamulka Bangiga Adduunka oo kulan ku yeeshay Geneva

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.