Ra’iisul Wasaare Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Dooxa

0
25

Jimco, December, 13, 2019 (HOL)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta dalka ka dhoofay ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Dooxa ee xarunta dalka Qatar.




SOURCE: Ra’iisul Wasaare Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Dooxa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.