Ra'iisul wasaare Khayre ma booqan doonaa waqooyiga Gaalkacyo?

0
42

Arbaco, July, 10, 2019 (HOL) – Is-waydiin la xiriirta ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre inuu booqanayo waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa xooggeysatay tan iyo markii uu gaaray koonfurta magaalada ee uu ka arimiyo maamulka Galmudug.




SOURCE: Ra’iisul wasaare Khayre ma booqan doonaa waqooyiga Gaalkacyo?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.